Dumar badan ayaa ragga garaaca
Many women hit men
Marka rabshado ka dhacaan guriga gudihiisa ee la is waydaarsado
dharbaaxooyin, garaacis iyo aflegaaddo, xaalado ka badan sida la filayo,
dumarka ayaa gacanta iyo aflegaadada gaysta.
When disturbances occur inside the home, and blows, beatings and insults are exchanged, more often than is commonly believed it is the women who are the ones perpetrating the abuse.
Sidu sheegay ururka 'Dialog mod Vold', oo ka shaqeeya sidii loo joojin
lahaa rabshadaha guryaha gudahooda, shantii rabshadood ay maareeyeenba
mid ayay qof dumar ahi gacanta ama aflegaadada gaysatay sannadkii 2012.
According to Dialogue against Violence, a counselling
and therapy centre that works to put a stop to violence inside the home, one
in five perpetrators of domestic abuse undergoing therapy with them in
2012 were women.
Teeda kale dhibbanayaasha ragga way ku adag tahay, inay raadsadaan
caawimo, waayo waa arrin aan afka la soo marin oo laga sheexo, in ninku
sheego inay garaacday gabadhiisu, markaasoo loo arkayo nin aan caadi
ahayn.
“It’s especially hard for male victims of abuse to
reach out for help because of the taboo and the association of not being
a real man if you’re hit by a woman,” she added.
Vocab
dumar(ka) - women
rag(ga) - men
dharbaaxooyin - blows(physical)
garaacis - beatings
aflegaaddo - insults
urur(ka) - organisation
Useful phrases
guriga gudihiisa - inside the home, domestic
rabshadaha guryaha gudahooda - domestic violence
xaalado ka badan sida la filayo - more often than thought
waa arrin aan afka la soo marin - it's taboo (lit. "it is a matter which does not pass the mouth")
Bil cidna isma toogan: Meeye baandooyinki?
For a month no gunfire: Where are the gangs?
Bil ka hor maalin arbaca ah ayaa ugu danbaysay is rasaasayntii ugu danbaysay ee xiisadaha baandooyinka.
Wednesday marked one month since the last shots were fired in connection with the recent gang conflict.
Tan
iyo bilawgii sannadka cusub, baandooyinka Kobanheegan iyo agagaarkeeda
ayaa is rasaaseeyay in ka badan 40 jeer, sida lagu sheegay DR Nyheder.
Laakiin maanta bil ayaa ka soo wareegtay mudadda aan la maqlin is
rasaasaynta baandddooyinka xiisaduhu dhex yaalliin.
Since the New Year, gangs in the greater Copenhagen area have shot at each other more than 40 times, according to DR News. However, it has now been a month since the gangs last opened fire as a result of an internal conflict.
Waxa aannu u
malaynaynaa, inay ku wada hadleen, in aanay isu toogan qaabkii hore.
Waxa lagu yaabaa, inay khaati iska taageen bilayska, ayuu dr.dk ku yidhi
Michael Ask, oo madax ka ah xarunta debnibaadhista qaranka.
“It
is our opinion that they (the gangs, ed.) may have come to the
conclusion that shooting at each other doesn’t accomplish anything. They
may have realised that being under constant surveillance by police is a
nuisance in itself,” said Michael Ask, head of the Danish National
Police Investigation Centre, to DR. dk.
Dhawr
baando ayaa bilihii ugu danbeeyay is hayay - xiisadahaas oo dhawr jeer
la isku rasaaseeyay, laba dhallinyaro ahina ku waayeen naftooda, waxay
bilaysku ku tilmaameen, inay dhex marayeen baandada 'Loyal to Familia'
iyo baandada 'Værebros Hårde Kerne'.
In
recent months, several gangs have been in conflict with each other, but
the conflict which police believe to have caused the majority of the
shootouts and which has claimed the lives of two young men is the
conflict between gangs Loyal to Familia and Værebros Hårde Kerne.
Vocab
bil ka hor - a month ago
meeye - where is/are?
ugu danbaysay(also 'dambaysey') - the latest
xiisad(da) - crisis, riot, chaos
tan iyo - since
agagaar(ka) - surroundings
ka soo wareegay - transfer, move away
- bil ayaa ka soo wareegay - a month has passed
The word construction 'dib...u' can be used to say 'again'
Dib u samee - Do it again
Waa inaad dib u eego applicationkiisa - You should review his application
Qaxootiga Soomaaliyeed oo Kenya joogaa waxay doonayaan inay dib loogu celiyo Soomaliya
Somali refugees living in Kenya want to be sent back to Somalia
The word for 'already' in Somali is 'mar hore'. 'Mar' means '(a)time' and 'hore' means 'before'. So it literally means 'a time before'.
Waad i siisey mar hore - You already gave (it) to me
Waan tagey Mareykanka mar hore - I've already been to America
Waan dhameyey shaqadii mar hore - I've already finished the work
To say you've done something just one time, use 'mar keliya'
Waxaan la kulmay boqoradda mar keliya
I've met the Queen only once
Shirkadaha Roodhidu waxay kordhiyeen qiimaha ay ku Iibiyaan mar keliya.
The bakery businesses have increased the prices that are selling just once.
Wuu akhriyey buugga la yiraahdo "War and Peace" mar keliya.
He read the book called "War and Peace" just once.