Sunday 5 February 2012

Buugga af Soomaaliga (Somali textbook)


 Fasax baan qaadanayaa ee raali ahow. Laakiin,  waan idiin kula talinayaa inaad iibsataan buuggan oo 'Somali Textbook' la yiraahdo. Buuggan waxaa ku jiraa waxyaalo badan oo fiican. Haddaan dooneysaan inaad si fiican uga hadashaan af Soomaaliga, waa inaad heshaan buuggan. Nabad gelyo.




I have to take a bit of a break, but in the meantime, I recommend that you purchase 'Somali Textbook' by David Zorc and Abdillahi Issa. It has everything you need to become a proficient Somali speaker. It is a bit expensive but it is a must for anyone who is serious about becoming fluent in Somali. Nabad.

2 comments:

  1. Maxaa dahay? A textbook cannot replace your blog! Come back soon. Nasib wanaagsan.m

    ReplyDelete
  2. Hadda, filin yar baan diyaargareenayaa, laakiin markaan dhameeyo, bloggii baan soo noqonayaa inshallah. (I'm making a small film at the moment, but when I finish, I want to come back to the blog inshallah!)Thanks for your support.

    ReplyDelete