Friday 16 March 2012

Habsaan baan ahay - I'm late

Waxaan kuu sheegayaa sida loogu yiraahdo af Soomaali 'I'm late'.
(I will tell you how 'I'm late' is said in Somali)


Habsaan baan ahay - I'm late 

Habsaan baan ahay ee raali ahow - Sorry I'm late!
  
'I was late', laba sidood baa loo isticmaali karaa( you can use two ways to say it)


Habsaan baan ahaa - I was late/I was held up 
Waan habsaamay - I was late

If you want to say ' I was late to work/school/the game, etc, use 'ka',


Waxaan ka habsaamay shaqada - I was late to work
Waxaan ka habsaamay dugsiga - I was late to school
Waxaan ka habsaamay ciyaarta - I was late to the dance

No comments:

Post a Comment