- When you come back from work, what do you do?
Buug baan akhriyaa
- I read a book
Roodhi iyo shaah baan ku quraacdaa
- I have a tea and bread for breakfast
Maalin kasta wuu bukaa
- He's ill every day
In Somali, like in English, we use the present habitual to talk about things that happen regularly or to talk about states of being.
Aroortii, maxaad cuntaa?
What do you eat in the morning?
Roodhi baan cunaa.
I eat bread.
Xaggee baad ka shaqeysaa?
Where do you work?
Bank baan u shaqeyaa.
I work for a bank.
conj.1 | conj.2 | conj.3 | |||
2a | 2b | 3a | 3b | ||
Waan | cunaa | kariyaa | sameeyaa | joogsataa | dhageystaa |
Waad | cuntaa | karisaa | sameesaa | joogsadaa | dhageysataa |
Wuu | cunaa | kariyaa | sameeyaa | joogsataa | dhageystaa |
Wey | cuntaa | karisaa | sameesaa | joogsadaa | dhageysataa |
Waannu | cunnaa | karinaa | sameenaa | joogsanaa | dhageysanaa |
Weynu | cunnaa | karinaa | sameenaa | joogsanaa | dhageysanaa |
Waad | cuntaan | karisaan | sameesaan | joogsataan | dhageysataan |
Wey | cunaan | kariyaan | sameeyaan | joogsadaan | dhageystaan |
No comments:
Post a Comment