Saturday 14 April 2012

Article translation

A translation of a short article that appeared on the BBC News website


Burcad ay qabteen ciidanka Denmark 
The Danish military has captured pirates


Ciidanka badda ee Danishka ayaa sheegay inay joojiyeen doon burcad ay leedahay xeebta Soomaaliya agteeda.

Danish naval forces have said that they have stopped would-be pirates near the Somali coastline.


Waxay ciidanka sheegeen inay xireen lix iyo toban burcad Soomaali iyo inay badbaadiyeen kow iyo toban qof oo u dhashay Iran iyo Pakistan.

The soldiers said that they have arrested 16 Somali pirates and safeguarded 11 people from Iran and Pakistan.

Warbixin ay soo saareen ciidanka ayaa sheegtay in aan qofna ku dhaawacmin howlgalka.

In a statement, they said that no one was injured in the operation.

Baarayaasha ayaa isku dayaya siday u dacwayn lahaayeen burcada la tuhunsanyahay oo doonta kaluumaysiga afduubay bil ka hor.

Investigators are trying to see how they can bring legal action against the pirates who are suspected of hijacking a fishing boat last month.


Vocab


burcad - bandits/pirates
ciidan(ka) - army 
bad(da) - sea
jooji - to stop
xeeb(ta) - coast, beach
xir - to arrest, lockup, close (a door)
badbaadi - to secure, safeguard
qofna - nobody
dhaawac - to injure, wound
  qofna ku dhaawacmin hawlgalka - no one was injured in the operation
warbixin - a press statement
baare - investigator(plural: baarayaasha)
dacwee - to sue, bring legal action against s.o.
  siday u dacwayn lahayeen - how to bring legal action against ...
doonta kaluumaysiga - a fishing boat
afduub - to hijack, abduct
bil - month

No comments:

Post a Comment