Sunday 22 April 2012

leeyahay/lahaa (Present and past tense)

Buug baan leeyahay - I have a book
Buug baan lahaa - I had a book


Baabuur baad leedahay - You have a car
Baabuur baad lahayd - You had a car


Lacag buu leeyahay - He has some money
Lacag buu lahaa - He had some money


Qoys bey leedahay - She has a family
Qoys bey lahayd - She had a family


Dhaqan baannu leenahay - We have a culture
Dhaqan baannu lahayn - We had a culture


Dhibaato baad leedihiin - You(pl) have a problem
Dhibaato baad lahaydeen - You(pl) had a problem


Cilmi bey leeyihiin - They have knowledge
Cilmi bey lahaayeen - They had knowledge

No comments:

Post a Comment