Saturday 20 August 2011

Wareysi (Interview)

Magacaa? - What is your name?
Magacaygu waa Yusuf - My name is Yusuf
Sidee baa loo qoraa? - How is it written?
Y-U-S-U-F  - Y-U-S-U-F
Xaggee baad degentahay? - Where do you live?
Baariis baan degenahay? - I live in Paris
Ma ardey baad tahay? - Are you a student?
Mey, waan shaqeeyaa - No, I work
Xaggee baad ka shaqeeysaa? - Where do you work?
Bangi baan u shaqeeyaa - I work for a bank
Maxaad u qabataa? - What do you do (for them)?
Karraani baan ahay - I am a clerk
Mahadsanid  - Thank you

No comments:

Post a Comment