Tuesday 15 November 2011

Going to Somalia

A:Yaa joogaa? - Who's here?
B:Cabdi baa joogaa - Abdi came
A:Muxuu dooneyaa? - What does he want?
B:Wuxuu dooneyaa inaad bartid Af Soomali - He wants you to teach him Somali.
A:Muxuu u dooneyaa inuu barto Af Soomaali? - Why does he want to learn Somali?
B:Waayo, wuxuu dooneyaa inuu tago dalka Soomaaliya - Because he wants to go to Somalia.
A:Muxuu u dooneyaa inuu tago Soomaaliya? - Why does he want to go to Somalia?
B:Waayo, wuxuu dooneyaa inuu cabbo caana geel - Because he wants to drink camel milk.
A:Muxuu u dooneyaa caana geel? - Why does he want camel milk?
B: Wuu maqley inuu caafimaadka u fiicanyihiin - He heard that it is good for your health

Vocab
caafimaad(ka) - health
caana geel - camel milk
waayo - because

No comments:

Post a Comment