Tuesday 29 November 2011

Turning statements into questions

Nin socoto ahi baa safar u baxay - A traveller went on a journey
Nin socoto ahi xaggee u baxay? - 


Galab ayuu yimid tuulo - He came to a village in the afternoon
Goormuu yimid tuulo? -


Tuulada duleedkeeda waxaa ku yaallay balli - There was a pond behind the village
Tuulada duleedkeeda maxaa ku yaallay? -  

Waxaa ku wareegsanaa dad aad u badan - There were many people around it(the pond)
Maxaa ku wareegsanaa? 


Dadka waxay gacmaha ku haysteen xaagimo, shabaqyo iyo ulo - The people had in their hands brooms, nets and sticks
Dadka maxay gacmaha ku haysteen?

A good way to practise making sentences, is to take a sentence and turn it into a question. Think of a sentence and then try to turn it into a question.


No comments:

Post a Comment