Saturday 24 December 2011

Cuntada Hindida





Markaan Japan joogey oo ardeyga ahaa,  aad baan u tegi jirey makhaayaddan la oran jiray 'Kerala'. Cuntada Hindida aad iyo aad baan u jeclahay! Markaan tegi jiray makhayaaddan, waxaan dalban jiray 'Vegetable Lunch'. 'Vegetable Lunch' waxaa weeye 'naan', sambuuse, bariis, salad, laba baaquli oo suugo ah oo hilib lahayn, baaquli yogurt ah iyo shaah xawaash leh. 

Vocab
tegi jirey - used to pass by
la oran jirey - used to be called
makhaayad(da) - restaurant
dalban jirey - used to order
baaquli - bowl
suugo - soup/curry
hilib lahayn - without meat
sambuuse - samosa
shaah xawaash leh - spicy tea (chai)

No comments:

Post a Comment