Thursday 1 December 2011

markaan ... When I ...

Markaan cunayo, si aayar ah baan u cunaa - When I eat, I eat slowly 
Markaan cabbayo, si aayar ah baan u cabbaa - When I drink, I drink slowly
Markaan lugeeyo/socdo, si aayar ah baan u lugeeyaa/socdaa - When I walk, I walk slowly
Markaan qorayo, si aayar ah baan u qoraa - When I write, I write slowly
Markaan akhriyo, si aayar ah baan u akhriyaa - When I read, I read slowly

Markaad cunayso, si aayar ah baad u cuntaa - When you eat, you eat slowly
Markaad cabayso, si aayar ah baad u cabtaa- When you drink, you drink slowly
Markaad lugeeyso/socoto, si aayar ah baad u lugeeysaa/socataa - When you walk, you walk slowly
Markaad qorayso, si aayar ah baad u qortaa - When you write, you write slowly
Markaad akhriso, si aayar ah baad u akhrisaa - When you read, you read slowly


Markuu cunayo, si aayar ah buu u cunaa - When he eats, he eats slowly 
Markuu cabbayo, si aayar ah buu u cabbaa - When he drinks, he drinks slowly
Markuu lugeeyo/socdo, si aayar ah buu u lugeeyaa/socdaa - When he walks, he walks slowly
Markuu qorayo, si aayar ah buu u qoraa - When he writes, he writes slowly
Markuu akhriyo, si aayar ah buu u akhriyaa - When he reads, he reads slowly


Markay cunayso, si aayar ah bey u cuntaa - When she eats, she eats slowly
Markay cabayso, si aayar ah bey u cabtaa- When she drinks, she drinks slowly
Markay lugeeyso/socoto, si aayar ah bey u lugeeysaa/socataa - When she walks, she walks slowly
Markay qorayso, si aayar ah bey u qortaa - When she writes, she writes slowly
Markay akhrinayso, si aayar ah bey u akhrisaa - When she reads, she reads slowly

Markaannu cunayno, si aayar ah baannu u cunnaa - When we eat, we eat slowly 
Markaannu cabayno, si aayar ah baannu u cabnaa - When we drink, we drink slowly
Markaannu lugeeyno/soconno, si aayar ah baannu u lugeeynaa/soconnaa - When we walk, we walk slowly
Markaannu qorayno, si aayar ah baannu u qornaa - When we write, we write slowly
Markaannu akhrinayno, si aayar ah baannu u akhrinaa - When we read, we read slowly


No comments:

Post a Comment