Thursday 5 January 2012

Cuntada Japaneseka

Markaan joogey Japan, aad baan u cuni jirey cuntada Japaneseka.


Dadka Japaneseka waxay cunaan kalluun badan. Japaneseku waxay  cunaan cunto oo "Sushi" la tiraahdo. Sushi waa kalluun qaydhiin ah. Markii iigu horeysey, maan jeclayn. Laakiin, tartiib tartiib waan jeclaatey.


kalluun(ka) - fish
cunto oo ... la tiraahdo - a dish called...
qaydhiin - raw
markii iigu horeysey - I, in the beginning
tartiib - slowly
jeclaatey - began to like it


No comments:

Post a Comment