Sunday 15 January 2012

Waxaan isku dayayaa... - I'm trying to...

Waxaan isku dayayaa inaan ogaado 
I'm trying to find out
Waxaan isku dayay inaan ogaado 
I tried to find out
Waxaan isku dayi doonaa inaan ogaado
I will try to find out


Waxaan isku dayayaa inaan barto af Soomaali 
I'm trying to learn Somali
Waxaan isku dayay inaan barto af Soomaali
I tried to learn Somali
Waxaan isku dayi doonaa inaan barto af Soomaali
I will try to learn Somali 

Waxaan isku dayayaa inaan gaaro Baariis 
I'm trying to reach Paris
Waxaan isku dayay inaan gaaro Baariis
I tried to reach Paris
Waxaan isku dayi doonaa inaan gaaro Baariis
I will try to reach Paris

Waxaan isku dayayaa inaan dhameeyo laba buug
I'm trying to finish two books
Waxaan isku dayay inaan dhameeyo laba buug
I tried to finish two books
Waxaan isku dayi doonaa inaan dhameeyo laba buug
I will try to finish two books

Waxaan isku dayayaa inaan joojiyo sigaarka 
I'm trying to stop smoking
Waxaan isku dayay inaan joojiyo sigaarka
I tried to stop smoking
Waxaan isku dayi doonaa inaan joojiyo sigaarka
I will try to stop smoking

No comments:

Post a Comment