Thursday 7 April 2011

Hooyo iyo wiilkeeda ( A mother and her son)

Albaabka baa la garaacayaa

Zaynab: Waa ayo?
Yoonis : Waa aniga
Zaynab: Adigee?
Yoonis: Waa Yoonis.
Zaynab: Haa, soo gal. Ma casheesey?
Yoonis: Haa, waan dheregsanahay.
Zaynab: Xaggee baad ka cuntay?
Yoonis: Saaxiibkayga gurigiisa.
Zaynab:Maxaad cuntay?
Yoonis : Bariis iyo hilib iyo canjeero baan cunay. 
Zaynab: Maxaad gurigeenna uga casheeyn weedey?
Yoonis: Cuntadoodaa ka fiican cuntadeenna.

Vocab
albaab - door
garaac - knock
saaxiib - friend
bariis - rice
canjeero - Somali style savoury pancake
casheeyn weedey - to not eat dinner
cunto + dooda = their food
cunto + deenna  = our food
ka fiican - better than

No comments:

Post a Comment