Friday 15 April 2011

'imow' & 'odho' - More irregular verbs

'Imow' is the verb 'to come'. 'Odho' is the verb 'to say'. 


Waan imid           - I came
Waad timid          - You came
Wuu yimid            - He came
Wey timid             - She came
Waannu nimid       - We came
Weynu nimid         - We came
Waad timaadeen   - You(pl) came
Wey yimaadeen     - They came


Miyuu yimid? - Has he come?

Wuu yimid oo ii sheegay inuu abtigayga dhintey - He came and told me that my uncle died.

Waxaan imid waddankan afartan sano ka hor - I came to this country 40 years ago 




Waan idhi/iri     - I said
Waad tidhi/tiri   - You said
Wuu yidhi/yiri   - He said
Wey tidhi/tiri     - She said
Waannu nidhi/niri - We said
Weynu nidhi/niri   - We said
Waad tidhaadeen/tiraahdeen - You(pl) said
Wey yidhaadeen/yiraahdeen  - They said


Muxuu yidhi? - What did he say?

Ninkaas waa nin xun baan idhi - I said that that man is a bad man

'Af Soomaali aad baan  u jeclahay' bey tidhi - She said 'I really like Somali'

No comments:

Post a Comment