Tuesday 26 April 2011

Inoo sameeya Canjeero (Let's make Canjeero)

Maanta, waan idin tusayaa sidee loo kariyo 'canjeero'.


Waxaad u baahantahay,


Daqiiq (500g)
Hadhuudh (500g)
Biyo
Millex (in yar ah)
Khamiir (in yar ah)
P1010138
  1. Madiibad soo qaado oo ku shub daqiiqda iyo hadhuudhka iyo millexda. Marka, ku dar in yar oo biya ah, iyo in yar oo khamiir ah.
  2. Walaaq cabbaar
  3. Hadduu qooshku kaa jilco, in yar oo daqiiq ah ku dar. Hadduu qooshku kaa adkaado, in yar oo biya ah ku dar.
  4. Dabool. Ha ku riddin talaagadda. Waxaad sugtaa shan(5) ama lix(6) saacadood.
  5. P1010147
  6. Hadduu qooshku faxay, maqalka dab ka saar. Marka, in yar oo qoosh ah ku shub maqalka oo kulul. Ku kala bixi oo dabool.
    P1010154
  7. Sug hal minute. Daboolka ka qaad oo canjeerada soo qaad oo saxanka saar.
    P1010162 
Vocab
 u baahan - to need
daqiiq(da) - flour
hadhuudh/haruur(ka) - sorghum
biyo - water
millex - salt
khamiir - yeast 
madiibad - bowl
qaad - to get
ku shub - to pour
ku dar - to add
in yar - a little bit
dabool(verb) - to cover
dabool(ka) - lid
walaaq - to stir
cabbaar - strongly
hadduu - if it 
qoosh(ka) - mixture
jilco - soft
adkaado - tough 
ha ku riddin - don't put it
talaagad(da) - fridge
sug - to wait 
saacadood - hours 
fax - to rise up
maqal(ka) - frying pan 
dab- fire/cooker
ku saar - to put/place
ku kala bixi - spread it around
hal minute - one minute 
ka qaad - to take off
saxan(ka) - plate

No comments:

Post a Comment